19/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Siyaasi Maxamed Maxamuud Gacmodheere oo ay isla wareereen weriye arinta Berbera

Siyaasi Maxamed Maxamuud Gacmodheere oo ay isla wareereen weriye dhalinyaro ah oo fahmi waayay siyaasada fog ee Carabta iyo Itoobiya ka leeyihiin Berbera.



Gacmodheere oo ahaan jirey wasiirkii hore ee arimaha gudaha ayaa qeexay in aanu jirin heshiis xora oo laga gaaray Berbera ee lo yeeriyay maamulka Somaliland.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=um6gCOuXGh4[/embedyt]

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS