Dhimasho jirta dagaal ka dhacay Buuhoodle. Warar dheeraada ayaa ka soo baxaya dagaalkan oo ka dhacay miyiga magaalada Buuhoodle ee ku taala gobolka Togdheer.
Dagaalka ayaa yimid kadib markii labada Maleeshiyo ay ku murmeen ceelbiyood ku yaalla miyiga Magaalada, ilaa hadda khasaaraha la ogyahay waa Saddex qof oo dhimasho ah iyo Todobo qof oo dhaawac ah.
Dadkii ku geeryooday dagaalka ayaa waxaa la sheegay in ay dhamaantood ahaayeen dhinacyadadii dagaalamay, halka kuwa dhaawaca ah qaarkood ay ku jiraan dad shacab ah oo Rasaasta ay ugu tagtay guryahooda.
Duqeyda magaalada ayaa ku baxay dagaalla si loo qaboojiyo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay