Madaxweyne Farmaajo ayaa si adag uga hadlay shirkadaha shisheeye. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta furey kalfadhiga golaha barlamaanka dawlada Somaliya.
Waxaa uu sheegay Madaxweyne Farmaajo in dowladdiisa aysan marnaba aqbali doonin in Shirkaddo Shisheeye ay wax u dhimaan Madaxbaanidda Soomaaliya.
Cidkaste oo doonaysa in ay maalgashi ku sameystaan Soomaaliya ayuu sheegay Madaxweyne Farmaajo in ay muhiim tahay in ay soo maraan sharciyadda u degsan dowladda Dhexe ee Soomaaliya.
Madaxweynaha ayaa si toosa ula hadlaya shirkadaha ka faaiideysanaya dalkan burbursan kheyraadkiisa kala duwan ee dadkii lahaa diidan yihiin inay dhistaan dawlad adag oo difaacda.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay