Maamulka Somaliland ayaa ku dhawaaqay arin madaxweyne Farmaajo dan u ah. Sacad Cali Shire oo ah afhayeenka Muuse Biixi ayaa sheegay inuu dib u dhigey kulan ay hore u codsadeen oo ay rabeen inay kula kulmaan.
Sacad Cali Shire ayaa sidoo kale sheegay inay iyaguna warqad u qorayaan jaamacada Carabta ayadoo jaamacada Carabtu hore u sheegtay in xuduudaha Somaliyaay sugan yihiin.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=w5jxDcnDdP8[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay