09/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Somaliland oo xanibaad saartey adeegyada shirkadaha qaar

Somaliland ayaa xanibaad saartey adeegyada shirkadaha qaar sida adeega Saad iyo E-dahab ee laysku waydaarsado lacagaha doolarka. Somaliya ayaa ah wadanka kaliya ee lacagaha aan lagu qaadan jeebka laakiin lagu wato telfoonka gacanta.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=gHPA2LTgYts[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS