Siyaasi Cali Faarax ayaa si adag uga hadley dekeda Berbera sheegayna in reer Awdal raacsan yihiin mowqifka dawlada dhexe. Wuxuuna raaciyay in cid reer Awdal matashaa ayna ku jirin barlamaanka Somaliland ee xilli hore gabalkiisii dhacay.
Sacad Cali Shire Ingiriis buu baasaboor ka haystaa isagana maxkamad ayaanu saari doonaa tuuga warqadaha beenta ka keensaday Carabta ayu ku daray siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=g4QnJmyZKPQ[/embedyt]
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay