10/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wax la qaadan karo maaha in shirkad si kibirsan ugu gafto Jamhuuriyada: Jawaari

Wax la qaadan karo maaha in shirkad si kibirsan ugu gafto Jamhuuriyada. Gudoomiyaha barlamaanka Somaliya ayaa sharaxay sharci la mariyay kadib in shirkad loo ogolaaneyn inay ku xadgudubto qaranimada.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=68FrnRqWjng[/embedyt]



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS