Dhacdo aad u naxdinleh: gabadh arooskeedii isku diyaarinaysa oo la diley iyo goobta
Gabadh arooskeedii isku diyaarinaysa ayaa la diley. Dilkan aadka u naxdin badan cuqabadana leh ayaa ka dhacay magaalada Hargeysa. Xilliga gabadhan ay ku jirtey ayaa ahaa maalintey aduunyada ku lahayd.
Waxaan waxyar ka hor maqley qaylo ka yeeraysa xaafad iga soo horjeeda, waan ku baxay si aan u soo eego, gudaha ayaan guriga u galay, mise waa Xaliimo oo aan garanayo oo aan jaar nahay oo aan maalin walba iska soo horbaxno oo gawracan ayuu yiri goobjooge.
Xaliimo waxay ahayd aroosad lagu hawlanaa xeedhooyinkeedii, shalayna waxay soo eegatay qalabkii gurigeeda. Warar sugan lagama hayo sida dilku u dhacay.
Waxase la sheegay in gabadhan ay sidoo kale u mehersanayd wiilkale oo qurbajooga oo ay ilma abti yihiin.
Waa dhacdadii ugu naxdin badneyd ee ku dhacda gabadh aroosa. Nasiib wanaag waxa gacanta lagu dhigey nin looga shikisan yahay dilkan foosha xun.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...