Buundo ku taal Hargeysa oo si qaab daran loo dhisay ayaa dumeysa. Buundadan oo ah mid isku xirta cidhifyada magaalada ayaan la adkeyn seeska loona malaynayo in injineer buga hawsha loo dhiibey.
Dadka deegaanka ayaa qaylo dhaan ka soo yeeraysaa ayadoo buundadani ay liicdey oo seeskii soo baxay. Waxa kaliya oo dhiman in roobku ku soo gaaro oo dhidibada ka saaro.
Xisbiga Wadani ayaa sheegay in buundadan la daawanayo ilaa ay dhacdo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay