04/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Maayerada Boorama iyo Gebiley oo ka hadley xilka qaadis hortaala

Maayerada Boorama iyo Gebiley ayaa ka hadley xilka qaadis hortaala. Maayeradan ayay ahayd in marhore cod loo qaado ayagoo lumiyay kalsoonida xildhibaanada deegaanada iyo magaaladaba.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=awXOD-gcVGU[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS