Xisbiga Wadani ayaa kalsoonidii kala noqdey gudiga doorashada ee maamulka Somaliland oo hore u fashilmey markii ay ku guuldaraysteen inay qabtaan doorasho xalaala oo muran lahayn.
Waxayse ugu shubeen Muuse Biixi taas oo keentay inay noqdaan guddi fashilma oo aan la aamini Karin.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=0jOu89XX0kE[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay