RW Xasan Kheyre ayaa furey shirka nabadeynta gobolka Sh Hoose. Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo shirkan qayb weyn ka qaadatey ayaa looga hadli doonaa xal u helida colaada gobolkas sh Hoose.
Shirka ayaa waxaa ku sugan masuuliyiin ka tirsan dowladda sida Ra’isul Wasaare Xasan Cali Kheyre, Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi, Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan Iyo Wasiirka Arimaha Gudaha DFS Cabdi Maxamed Sabriye.
Sidoo kale waxaa Goobta shirka ku sugan Waxgarad ka kala socda Beelaha halkaasi ku dagaalmayay sanadihii u dambeeyey,iyaga oo ka arrinsanaya in heshiis buuxa laga gaaro dagaalkaas mudada dhowrka Sano ah dhexmarayay.
C/llahi Warmooge
ARAABINEWS




Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay