22/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xildhibaanada taageersan Jawaari oo baqdin ka muujiyay soo jeedin la keenayo golaha

Xildhibaanada taageersan Jawaari ayaa baqdin ka muujiyay soo jeedin la keenayo golaha usbuucan an ku jirno. Laba ka mida xildhibaanada ayaa saxaafada la hadley muujiyayna walaaca ay qabaan.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=KmKB-1U1hYU[/embedyt]



Hoos ka daawo xildhibaan isagu si qabyaaladeysan u diidan madaxweynaha oo Farmaajo u sheegay inuu amar bixiyo. Xildhibaankan ayaa hore u sheegtay Muqdisho raaciyayna in jufadiisu ridey Siyaad Barre.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=dxj-7FNIwzI[/embedyt]



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS