Jawaari ayaa diidey in uu is casilo. Wuxuu sheegay (Jawaari) in berri xarunta Golaha Shacabka ay ku kulmi rabaan xildhibaanada Mooshinka wada, wuxuuna tilmaaamay in kulankaasi uu fasaxay Madaxweynaha oo uu sheegay inuu la saftay xildhibaanada Mooshinka wada.
“Xukuumadda ayaa ku haboon in is casisho, maxaa yeelay khilaaf ayay abuureen, xildhibaano ayay handadeen, waa arrin qariib ah, aniga sharci ayaan ku imid, shari ayaana ku tagayaa, Is casili maayo, Is casili maayo, Is casili maayo, mar walba waxay joogtaa (Jawaari) is casil.” Ayuu yiri Guddoomiyaha Golaha Shacaba.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=qcSIWP3548k[/embedyt]
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay