Xildhibaanada ayaa Ku sugan golaha,shacabka halkaas oo la filayo in mooshin laga gudbiyo Jawaari. Jawaari iyo ku xigeenadiisa ayaa iyaguna ku sugan.
Ciidamo Boolis ah, kuwa AMISOM ee Booliska iyo kuwo Cadaan ah oo wata Eeyo ayaa ku sugan afaafka hore ee xarunta Golaha Shacabka, waxayna baarayaan xildhibaanada galaya xarunta, si ammaanka loo xaqiijiyo.
ARAABINEWS.


Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay