15/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Ardey dugsi oo ku sumoobey jalaato ay cuneen

Ardey dugsi ayaa Ku sumoobey jalaato ay ka cuneen meel u dhow dugsiga Globe oo Ku yaala bariga magaalada Muqdisho.



Ardaydaan ayaa waxa ay gaaraayan ilaa 25,waxana la sheegay in ay ku sumoobeen Jalaato ay ka iibsadeen Haweeney banaanka ku iibineysay Jalaatada,taas oo dhashay qaar ka mid ah Carruur dhigata Iskuulka.

5 ka mida ardeyda ayaa xaaladooda liidataa. Nadaafad xumada ka dhalata cuntooyinka dalka ayaa sababa xanuuno khatara.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS