10/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Dilla oo tartan kula jirta Gebiley lagana furey huteel dalxiis

Degmada Dilla ee gobolka Awdal ayaa tartan xoogan kula jirta Gebiley halkaas oo manta laga furey huteel dalxiis oo la magic baxay Dalxiis. Waxa goobta ka Hadley duqey iyo waxgarad ka soo qaybgalay.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=IA456FyPVCw[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS