20/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Geedaha Gebiley ee taxan wadada laamiga oo la beeniyay inay lamaaneyaal beereen

Geedaha Gebiley ee taxan wadada laamiga ayaa la beeniyay inay lamaaneyaal beereen. Waxa saxaafada u gashay in geedaha quruxda badan ee taxan wadada aada Boorama ay beereen lamaaneyaasha cusub ee is guursada.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=Vsokl5mpfl0[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS