19/04/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xubno Muuse Biixi dhabarka soo taabtey oo kahor yimi dib u dhiga shirweynaha Wadani

Xubno Muuse Biixi dhabarka soo taabtey ayaa kahor yimi dib u dhiga shirweynaha Wadani. Masuuliyiinta xisbiga Wadani ayaa shaaciyay in dibn loo dhigey shirweynaha xisbiga in sanad ah.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=3R5Av4lxTbQ[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS