13/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Siyaasi Obsiiye oo eeda dusha uga tuuray Samaroonkii dadka laga xasuuqey ee ka hadli waayay+MUUQAAL

Boorama–Siyaasi Obsiiye ayaa jeclaystay in uu ka hadlo dilalkii uu fuliyay Siilaanyo kuna tilmaamay milixeyn. Wuxuu eeda dusha uga tuurey Samaroonkii laga dilay raga ee ka hadli waayay ee ka aamusey qaasatan qabiilada Samaroonka ee sida tooska ah ay u saamaysay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS