Hawlgal argagixiso la dirira ayaa Puntland ka fulisay buurelayda gobolka. Hawlgalkan ayaa ciidanka Puntland ka fuliyeen deegaanada Bali-khadar, Sugurre, Qahabta iyo kuwa u dhow.
Saraakiisha ayaa sidoo kale waxa ay sheegeen in heegan buuxa la geliyey ciidamada Badda Puntland qeybtooda la- dagaalanka argagaxisada kadib markii tiro ka dhowr jeer miinooyin ay ku waxyeeloobeen Ciidamo ka tirsan Puntland iyo dad Shacab ah wadada la geliyey.
Argagixisada Shabaab iyo Daacish ayaa ku Jira buuraleyda Puntland markasta waxyeeleeya dadka Muslimka ah.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS



Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay