28/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Madaxweyne Farmaajo oo lagu soo dhaweeyay Sucuudiga: SAWIRO

Madaxweyne Farmaajo ayaa lagu soo dhaweeyay Sucuudiga halkaas oo uu ka furmayo shirka madaxda fashilmey ee Carbeed. Muran urur diimeedyada Carabta ayaa Farmaajo inuu ku milmo.

Halista aduunka Muslimka haysata ayaa ah urur diimeedyada Carabta oo isku dul dagaalaya wadamada fiqiirka. Madaxweynaha ayaa ka degay magaalada Damaam ee dalkaasi.



Shirkan furmaya Ayaan laguy xalin doonin muran diimeedkla u dhexeeya Sucuudiga iyo Qadar iyo faro ka qaadida Siiriya ama sidii dib loogu dhisi lahaa wadamada burburey sida Somaliya laakiin noqon doona mid igu sawira.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS