28/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Shir beelaha Garxajis (ISAAQ) beri furmi lahaa oo war laga soo saaray

Shir beelaha Garxajis (ISAAQ) ee beri furmi lahaa ayaa war laga soo saaray. Shirkan ayaa qaban qabadiisu muddo soo socdey waxase loo aanaynaya dib u dhiciisa dadka badankiisa oo aan iman Karin.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=DeLH5GwdhHw[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS