07/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Suldaanka Faysal Waraabe oo dagaal ku tilmaamay hadal Buurmadow ka yiri Puntland

Suldaanka Faysal Waraabe ayaa dagaal ku tilmaamay hadal Buurmadow ka yiri Puntland. Suldaanka Siilaanyo ee Buurmadow ayaa sheegay in la kala qaado ciidamada Somaliland iyo Puntland.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=F4G5XCzXd18[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS