Way naga go’antahay midnimada iyo dawladnimada Somaliyeed waxa hadalkaas markale sheegay wasiiru dawlaha Imaaraadka Carabta Anwar Gargosh oo fariin soo dhigey bartiisa Twiterka.
Xiriirka Somaliya iyo Imaaraadka ayaa meelxunmaraya kadib markii wakiilka shirkada dekedaha ee Imaaraadka uu ku jeesjeesay midnimada iyo jiritaanka dawladnimada.
Anwar Gargosh ayaa qaba in xiriirka Somaliya iyo Imaaraadka ay xumeeyeen Qadar. Somalida ayaa geliyay Imaaraadka boqolaal kun oo doolar halka Imaaraadku hirgeliyay mashaariic intooda badan la burburey dalka.
Waxa jira shir doceedyo lagu xalinayo xiriirka xumaadey ee labada dal. “Dowladda Imaaraadka waxaa ka go’an ilaalinta Midnimada Soomaaliya dad ahaan iyo dal ahaan”,ayuu yiri Anwar Gargosh.
Imaaraadka ayaa dareensan inay lumiyeen dekedo muhiim u ah hawlaha ay ka wadaan Yaman halkaas oo ay barakiciyeen kumanaan reer Yamana oo fiqiira.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay