Ciyaartoydii Somaliyeed ee sharafta u soo hooyay qaranka ayaa si aada loogu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho. Raiisal wasaare Xasan Cali Kheyre iyo qaar farabadan oo ka mida dawladiisa ayaa garoonka ku sugfey dhalintan.
Mudane Xasan Cali Kheyre oo ay wehliyaan Wasiiro, Xildhibaano iyo Masuuliyiin kale ayaa si wanaagsan usoo dhaweeyay Da’yarta Qaranka Soomaaliya, iyadoo Ra’iisul wasaare Kheyre uu ugu hambalyeeyay Ciyaartoydeena guusha ay soo gaareen.

C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS



Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay