Washington 05 Nov 2014–Doorashada labada sano ee dalkaasi Maraykanka ayaa lagu kala baxay kadib markii xisbiga Jamhuuriga ah uu si xun u garaacay xisbiga Barak Obama ee Dimoqraadiga. Xisbiga Jamhuuriga ayaa hadda qabsaday labada aqal ee hose iyo ka sare.
Sida caadiga ah doorashooyinka hoose waxa inta badan guuldaro la soo hoyataa xisbiga talada haya. Tani ayaa ka dhigan in xisbiga jamhuuriga ah uu diidi karo kuna adkeyn karo siyaasadaha qaar madaxweyne Obama.
Waxase uu sheegay hogaamiyaha aqalka sare in ay wada shaqayn doonaan si dalka loo hormariyo.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS.COM
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay