20/04/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Maayerka Burco oo afka furtey kuna furtuurey Muuse Biixi

Maayerka Burco ayaa afka furtey kuna furtuurey Muuse Biixi. Maayerka oo daacad u ahaa Muuse Biixi ayaan la garanayn waxa soo kala dhexgalay. Wuxuu tilmaamey maamul xumo.







Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS