20/04/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Argagixisada shabaab oo haweenay diley iyo oo dadka qasab ku daawadey

Argagixisada shabaab ayaa haweenay dhagax ku diley gobolka Sh Hoose. Haweenaydan ay argagixisadu dhagaxa ku dileen ayay ku eedeeyeen inay guursatey 11 nin.

Waxa caada ah in goobaha argagixisadu joogaan aduunka ay haweenka dhagxaan ku dilaan. Waxa khasab looga dhigey dadka deegaanka inay daawadaan.




Dadkii goobta ayaa daawan kari waayay tacadiga haweentaas lagula kacay laakiin ku daawadey si qasaba. Maaha markii ugu horeysay ee argagixisadu sidan oo kale haween u dilaan.

Waxaa dad badan is waydiiyaan maxay haweenka u beegsadaan argagixisada ayagoo dhinaca kale u doorey dharka ay xiran karaan.
Haweenayda la diley ayaa lagu magacaabi jirey Shukri Cabdullaahi Warsame.

Argagixisada ayaa loo ogolaadey inay welli sii joogto tuulooyin ka tirsan dalka kuna xasuuqdo dadka.




C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS