Waalidiin caruurtoodii xabsiyo ku jiraan ayaa qiiro leh uga hadley. Dhalintan ayaa badankoodu ku xiran dalkaasi Tansaaniya waxayna sheegeen in beeraha lagu fasho.
Waxayna intaasi ku dareen in qaar ka mid ah dhallinyarada ku xiran xabsiga ay waayeen qeybo ka mid ah jirkooda.
“Annaga meesha waxaan ku xirneyn labo bilood, labadaas bilood waxay nala aheyd labo sano ka badan, maxaad maleyn kartaa qof sideed sano ku xiran, meesha waxaa ka jira rafaad badan oo ah dhinacyada raashinka iyo jiifka, waxaa la isku falaa beeraha”.
Dhalinyartan Somaliyeed ayaa laga soo qabtey tahrriib kadibna loo taxaabay jeelka. Tansaaniya ayaa ka mifda wadamada lagu tunto xuquuqda dadka.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=IqGQ52nKstQ[/embedyt]
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay