Yuhuuda ayaa ilaa hadda xasuuqdey 55 reer Falastiina oo dhagax tuuraya. Falastiinta ayaa ka caroodey safaarada Trump u wareejay Qudus. Talaabada Trump ayaa waxa taageeray Sucuudiga oo neceb Falastiinta Xamaas.
Xamaas ayay isku urur diimeed yihiin Turkiga iyo Qadar iyo madaxweynihii hore ee Masar. Tirada dhaawaca ayaa xad dhaaf noqotey.
Xasuuqa ka socda Qaasa waxa ka masula Trump iyo saaxiibkii Netanyahu oo baryahan qoslaya markii Trump oo cunsuri gaboobey ah u ogolaadey waxkasta.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay