Muuse Biixi ayaa ku calaacay in dawlada Somaliya soo weerartay kadib markii sida Puntland sheegatay ay ku jabiyeen weerar saaka ay sheegeen inay soo qaadeen kuwa Muuse Biixi.
Muuse Biixi oo ka hadlayay dagaaldega maalinta SNM ee 18 May ayuu ku calaacalay in dawlada Somaliya soo weerartey. Wuxuu yiri waxa na soo weeraray dawlada federaalka ee Somaliland .
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=E9DiipisBp8[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay