12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Ma jiro maamul Hargeysa fadhiya oo dekedda Berbera kaga wareegi karto gacan Somaliyeed: wasiirka Dekedaha

Muqdisho–Dawlada Somaliya ayaa digniin adag u dirtey maamulka Somaliland sheegtayna in ayna taaban Karin dekedda Berbera kuna wareejin Karin ajaanib ayna tahay hanti qaran. Wasiirka dekedaha Nuur Faarax oo deegaan ahaan ka soo jeeda Woqooyiga ayaa sheegay in aanu jirin maamul karti leh oo gacan Somaliyeed ka wareejin kara dekeda.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS