Dawlada Somaliya ayaa war ka soo saartey curashada bisha Ramadaan. Culimada ama gudiga raadinta bisha Ramadaan oo ka hadley idaacada qaranka aya sheegay in aan lagu guulaysan in la arko bisha Ramadaan.
Waxay yiraaheen meelkasta oo ka mida dalka ayaan la xiriirneyn waxayse noo sheegeen dhamaan in aan lagu gulaysan in la arko bisha Ramadaan, sidaasna habeen dambe ku tahay oo Khamiisa maalinta koowaad.
Aduunka Muslimka ayaa badankiisu soomaya maalinta Khamiista ee bishu tahay 17.
Hoos ka dhegeyso
Warbixintii C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay