03/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Madaxda maamul goboleedyada oo markii ugu horeysay hal mowqif ka qaatey dagaalka Tukaraq

Madaxda maamul goboleedyada ayaa markii ugu horeysay hal mowqif ka qaatey dagaalka Tukaraq. Madaxda oo shirkoodu shalay dhamaadey ayaa shegay in Tukaraq ka mid tahay Puntland.




Waxay sheegeen in Muuse Biixi si gardaro oo gaadmo ah u soo weeraray Punrtland waxayna ku baaqeen in dagaalkaas la joojiyo sida ugu dhaqsaha badan.




Daraad ayay ahayd markii makale dagaal ka dhacay Tukaraq halkaas Puntland ku jabisay ciidankii Muuse Biixi inkastoo meelaha badankooda ayna gacan badani is dhaafsan.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS