01/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Hal goob oo dhowr mar argagixisadu ku xasuuqdey dad shacaba

Hal goob oo ku taal Muqdisho ayaa dhowr mar argagixisadu ku xasuuqdey dad shacaba. Waxana xasuuqan u dambeeyay salaadii maqrib kadib oo ay ku xasuuqeen 3 qof.




Qarax miino oo argagixiso ag fadhida xanibaadii hore ee Afgooye ayaa miino ku aastey ay ku geeriyoodeen 3 qof halka hal askarina u dhaawacmey.




Weeraradan fuleynimo ee diinta ka baxsan ayaa lagu yaqaan argagixisada dhiigeena xalaashatey ee shabaab la baxdey.

Dadka ku dhintay ayaa waxaa ka mid ah Wiil u dhalay Nin ka Ganacsada Geella ee ka keena Afgooye kaas oo Magaciisa lagu sheegay Ciise sida ay sheegeen dad googjoogeyaala.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS