01/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Cuqaasha degmada Baki oo canaan kulul u direy maamulka fadhiidka ee Somaliland

Waxgaradka iyo cuqaasha degmada Baki ee gobolka Awdal ayaa canaan kulul u direy maamulka fadhiidka ee Somaliland kadib markii deegaanada Baki uu khasaare u gaystey daada xoogleh.




[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=V_vZaQECGzY[/embedyt]




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS