01/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Korneyl reer Jabuutiya oo Lughaya dadka kula hadley

Korneyl reer Jabuutiya ayaa Lughaya oo daadad ku soo rogmadeen dadka kula hadley. Korneylkan oo la socdey diyaaradii madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ku caawiyay Saylici ayaa sheegay inuu ka naxay markii uu maqley dhibka jira.




[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=sEWH2YcS2vE[/embedyt]




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS