Gudiga dib u heshiisiinta Somalida ayaa war ka soo saaray colaada Tukaraq ee Muuse Biixi bilaabay. Gudigan dib u heshiisiinta ee dawlada Somaliya ayaa ka xumaatey dagaalka dhacay.
Guddoomiyaha Guddiga dib u heshiisiinta Qaranka Ismaaciil Macalin Muuse ayaa ku baaqay in si deg deg ah oo shuruud la’aana loo joojiyo dagaalka loo joojiyo,islamarkaana labada dhinac ay wadda hadlaan.
Waxaa uu sheegay in guddiga dib u heshiisiinta Qaranka ay ka qeyb qaadan doonaan sidii dagaalka loo joojin lahaa,dadka kunool Somaliland iyo Puntland ay nabad uga wada noolaan lahaayeen.
Waxaa uu ugu dambeyntii ugu baaqay Madaxweynayaasha Somaliland iyo Puntland in ay ka qeyb qaataan sidii loo qaboojin lahaa Xiisadda degaanka Tukaraq ee gobolka Sool.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay