16/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Buntland oo ku dhawaaqdey xilliga ay qabsanayo Laascaanood

Buntland ayaa ku dhawaaqdey xilliga ay qabsanayso Laascaanood oo ciidan Dhulbahante u badan ay gacanta u geliyeen maamulka Somaliland. Dhowr wasiir oo hadley ayaa daboolka ka qaadey in Muuse Biixi laga yeelayn.




[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=Mtua07dfD-c[/embedyt]




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS