23/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Maamulka Khaatumo ee Saaxdheer oo dhagax dhigey saldhiga magaalada xadka ah iyo fariin ay direen+MUUQAAL

Saaxdheer–Maamulka Khaatumo State ee Saaxdheer ayaa dhagax dhigey saldhiga booliiska iyagoo fariino adga u direy maamulka Hargeysa oo daandaansi iyo awrkiraaleyaal u soo dira deegaanadooda. Waxa saldhiga furay wasiir ku xigeenka arimaha gudaha ee Khaatumo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS