14/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Puntland oo sheegtay in argagixiso iyo maamulka Somaliland oo iswata soo weerareen

Puntland ayaa sheegtay in argagixiso iyo maamulka Somaliland oo iswata soo weerareen saldhig ay ku leeyihiin gobolka Sanaag.

Waxay sheegeen in weerarkaas uu hogaaminaayay nin ay Maxamed Kaahin ilma adeer yihiin.




[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=9yKc-Au-ymI[/embedyt]





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS