Weriyayaal aan la garanayn oo loo diidey goob uu joogey madaxweyne Farmaajo. Madaxweynaha oo tagey Baydhabo ayaa waxa isku dayay rag sheeganaya weriyayaal inay galaan.
Waxase goobta ka dhacdey in dibedda loo riixo. Arintan ayaa imaanaysa xilli argagixisada shabaab ay iska soo dhigto kolba nooc.
Ma jirto weriyayaal la aqoonsan yahay oo leh xirfada weriyenimo waxase jirta jaantey wadhan. Qofkastana wuxuu sitaa kaamaro iyo telfoon uu wax ku duubo oo halis ku ah amniga madaxda qaranka.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay