November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Dawlada oo Hargeysa ka dejisay tahriibayaashii reer Somaliland

Dawlada oo diyaarad ku qaadey tahriibayashii u dhashay Somaliland ee laga soo celiyay Liibiya ee maalin dhaweyd laga soo dejiyay caasimada Muqdisho.




Dhalintan oo lagu soo celiyay magacii dawlada Somaliya ayaa markey tagaan wadamada Yurub isku dhiiba qabiilada Koofurta Somaliya kadibna dib u caaya qaranimada Somaliyeed.




Waxaad is weydiin kartaa waxa hadda loo xiri waayay maadaama ay Muqdisho tageen kana tahriibeen Somaliland sheegana dooneen qabiilada Koofurta Somaliyeed.

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=72SHkiA3RSo[/embedyt]

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS