13/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Dadkii Muuse Biixi ka barakiciyay Tukaraq oo cidla daadsan oo hadley

Dadkii Muuse Biixi ka barakiciyay Tukaraq ayaa cidla daadsan. Dadkan oo saxaafada la hadley ayaa ka hadley nolosha ay ku noolyihiin iyo dhibaatada haysata.

Muuse Biixi ayaa gaadmo ku galay Tukaraq halkaasna ku guryo tiray dad masaakiina.




[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=EFUWbRg2WsI[/embedyt]





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS