12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Ciidan aad u farabadan oo ka soo goostey maamulka Hargeysa una soo galay dhinaca kacdoonka reer Awdal+SAWIRO

Awdal–Kacdoonka reer Adal ee gurguuradka ah ayaa waxa ku soo biiray ciidan aad u farabadan oo isaga yimi maamulka beesha dhexe ee ayna iyagu lahayn. Kacdoonka reer Adal ayaa ah mid curdin ah oo ku jira ishabayn iyo sidii ay reer Adal oo mida ay ku soo ceshan lahaayeen maamul iyagu leeyihiin sida maamulada kale ee jira.

ARAA[1] ARAAA[1]1[1] CIDAMA-WABAR[1] CIIDAMADA-ARAA[1] CIIDAMADA-ARAA1[1] Ciidamada-daacadauah-wabar[1] CIIDAMADA-SULDANWABAR[1] ciidamdasuldanwabar[1] CIIDANKA-ARAA[1]

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS