Buuhoodle ayaa soo dhaweysa kolba wasiirkii Dhulbahante ee yimaada. Dhawaan ayay ahayd markii madaxweyne ku xigeenka Puntland Camey uu tagey Buuhoodle halkaas oo beeshiisu ku wareejisasy gawaadhi dagaal.
Isla masiir kale oo ka tirsan oo Dhulbahante oo ka socda Somaliland ayaa isna lagu soo dhaweeyay asagoo weliba gawaadhida dagaalka ku dhexmaray magaalada.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=VF9kYUwGCp4[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay