Cadaado–Wasiirka arimaha gudaha Somaliya C/raxmaan Odawaa ayaa ka hadlay halka uu marayo shirkii maamul u samaynta gobolada dhexe iyadoo wali ergada shirku aanay dhamaystirney oo la sugayo in ay yimaadaan usbuuca soo socda oo sabtida kow ka tahay. Waxa kale oo uu sheegay in ergadu noqon doonto 350 xubnood.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay