20/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

ARAABINEWS

Suldaan reer Puntland ah oo fariin u direy reer Awdal: dadkayagu magan ayay idiin yihiin

Suldaan reer Puntland ah ayaa fariin u direy reer Awdal sheegayna in dadka reer Puntland ee jooga Awdal ay magan u yihiin ee ay Faysal Waraabe u ahayn.




Muuse Biixi iyo Faysal Waraabe ayuu sheegay inay rabaan inay ku dhex dhuuntaan Samaroon oo adeegsadaan si dadka reer Puntland u waxyeeleeyaan.




Ma jirto colaad u dhaxaysa reer Puntland iyo reer Awdal aan ka ahayn wanaag.

https://www.facebook.com/WarbaahintaDawladaPuntland/videos/1794832960597475/

 




Hoos ka fiirso cuqdada uu rabo Faysal Waraabe inuu dhexdhigo AWdal iyo Puntland.

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=KsW-9_UDYYc[/embedyt]

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS