20/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Puntland oo sheegtay inay ardeydeeda kala soo baxayso Somaliland

Puntland ayaa sheegtay inay ardeydeeda kala soo baxayso Somaliland gaar ahaan magaalooyinka Hargeysa iyo BUrco intii ka joogta. Arintan ayaa imaanaysa ayadoo uu sii xumaanayo xiriirka labaa shacab ee ISAAQ IYO Majeerteen.







C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS